Atoore u dhashay waddanka Indonesia ayaa billad loo guddoonsiiyay inuu ku guuleystay jilaaga ugu fiican dalkiisa waxa uu u hibeeyay atooraha caanka ah ee reer Hindiya, Sharukh Khan, sheekadan ayaana…
ATEERA
Sawiro: Wasiirka Dhalinyarada Kg Oo Kormeeyay Baraha Kontorooyada Magalada Baydhabo
Baydhabo(WMN)_wasiirka wasaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Ali Dhux Maxamed ayaa caawa Deeq gaarsiiyay Ciidamada Booliska KG ee ku sugan Barkantaroolada laga soo galo Magaalada Iyo Saldhigyada Booliska…
Sawiro: Wasaarada Haweenka KG Iyo UNSOM Ayaa Maalinta Caalamiga Ah Ee Xaquuqda Aadanaha Ku Xusay Xaruunta UN
Baydhabo(WMN)_Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somalia Iyo UNSOM Ayaa Manta Maalinta Caalamiga Ah Ee Xaquuqda Aadanaha Ku Xusay Xaruunta UNka Ku Leeyihiin Magalada Baydhabo…
Baydhabo(WMN)-Kulankan muhiimadiisu ahaa katashiga Soo Xulista Xildhibaanada Barlamanka 2aad ee Koonfur Galbeed ee Manta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen uu la qaatay Odeyaasha Dhaqanka…
Sawiro: Wasaaradda Haweenka KG Oo Baydhabo Kusoo Dhaweysay Wasaaradda Armaha Dibada Filand Iyo Hey’ada FCA
Baydhabo(WMN)_Wafdi Ka Socday wasaarada Armaha Dibada Filand Iyo Hey’ada FCA ayaa Manta Booqasho ku Yimid Xafiiska Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, wafdiga ayaa La…










