Baydhabo(WMN)_Kulan ay iskugu imadeen haweenka magalada baydhabo kuwooda aqoonta leh ayaa waxaa soo qaban qaabiyay gudoomiyaha ururka haweenka gobolka baay Marwo Muraayo Ibraahim Maxamed iyo Marwo Xaawo Sokor Cali oo…
ATEERA
Dhageyso: Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Sharafday Adeegyada Loo Qabanaayo Bulshada Degmada Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Si xal looga gaaro dhibaatooyinka ka dhashaan is qabqabsiga dhuulalka oo mudooyinkaani ay kusoo badteen Degmada Baydhabo ayaa gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada baydhabo Yuusuf Barre Maxamed oo shir jaraa’id…
Dhageyso: Wasiirka wasaaradda warfaafinta kgs oo maaanta Baydhabo tababar uga furey qaar kamid ah wariyaasha ka howlgaa deegaanada kgs.
Baydhabo(WMN)_Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-galinta koonfur galbeed ayaa waxaa maanta magalada baydhabo tababar ugu furta qaar kamid ah wariyaasha ka howlgalaan gobolada baay’ bakool iyo shabeelaha hoose. Tababarkaan ayaa waxaa soo…
Dhageyso: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Daahfurey Buugagta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Hoose iyo Dhex.
Baydhabo-(WMN)-Munaasabad lagu dahfuraayay qeybinta bugaagta cusub manhajka dugsiyada hoose iyo dhaxe ay soo qab qaabisay wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa manta magalada baydhabo…
Baydhabo(WMN)_Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa waxaa sheegay in qodabadii uu kaga hadlay musharax namadiisa olalihiisa doorashada kg in uu wax badan uu…










