Baydhabo(WMN)_Si loo dar dargaliyo wada shaqeynta iyo hormarka tobonka xafadood ee ay ka kooban tahay magalada baydhabo ayaa maamulka degmada baydhabo waxaa uu isku shandheyn ku sameeyay gudoomiyaasha xaafada magalada…
ATEERA
Dowladda Soomaaliya oo Turkiga uga tacsiyeysay injineero oo ku dhintay Qaraxii maanta
Muqdisho(WMN)_Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan iyo Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha,waxa ay…
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna maye oo dowladda turkiga Ugu Mahadceliyey Sida Mar walba ay ula garab taaganyihiin Ummada Soomaaliyeed.
Baydhabo(WMN)_Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafdi ka socoda Dowladda Turkiga oo Baydhabo soo…
Ankara(WMN)_Wargaysys kasoo baxa dalka Turkiga ayaa daabacay in qaraxii 28-ka bishan ka dhacay Ex-kontorool Afgooye ay ka dambeyso dawladda Imaaraatka Carabta, oo siyaasad ahaan kasoo horjeeda hawlaha ay dawladda Turkigu…
Diinsoor(WMN)_Wafdigan uu hoggaaminaayey wasiirka wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka soomaaliyeed ee koonfur galbeed Mudane Mohamed Abukar Cabdi ayaa manta soo garey degmada diinsoor ee…
Boosaaso(WMN)_Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa waxaa ay xalay Magaalada Boosaaso ka sameeyeen howlgallo lagu burburinayey Goobaha Ganacsi oo dadka qaar sida Sharci darrada ah uga dhisteen hareeraha wadooyinka qaar ee…
Muqdisho(WMN)_Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha…










