Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Ayaa Garoonka Kubadda Cagta Baydhowa Kafurey Tartanka Kubadda Cagta Baidoa Cup Waxaana sidoo Kale Goobjoog ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada,Guddiga Kubadda Cagta Baydhowa…
ATEERA
Baydhabo(WMN)_Xilibaan Abdirisaaq Maxamed Yuusuf (Dowla ka Dowla) oo kamid ah Golaha Wakiilada KG ayaa Maanta Deeq Dhar ah Gaarsiiyey Caruurta Baalashlayaasha Derbajiifka ah ee ku sugan Magaalada Baydhaba. Halka Hoose…
Baydhabo(WMN)_Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa sheegay in marnaba aysan suurtagal aheyn in dadka Reer Baydhabo kaliya howlaha Amniga iyo dhinaca nadaafada ay maamulkaka…
Dr: Baadiyow: Axaadiis la beeniyey ma jiro ee tafsiirka xadiiska ayaa la isku khilaafay”.
Dr: Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyoow ayaa ka hadlay dood ka dhalay qudbub uu dhawaan Ka jeediyay dalka Jarmal Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Dr: Baadiyow ayaa is dultaagay…
Video Sawir: Kulan Looga Hadlaayay Dhismaha Burburka Waddooyinka Baydhabo Oo Yesheen Wasiirada Iyo Ganacsatada Baydhabo
Baydhabo(WMN)_Shir ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Baydhabo wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Kgs Agaasimayasha Guud ee Wasaradaha iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo. Ujeedadda Shirka ayaa ah sidii loo dhisi lahaa waddoyinka…
Sawiro: Dhalinyarada Baydhabo Oo Tageeray Awamiirtii Kasoo Baxday Gudoomiyaha Degmada Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Kulan Wayn oo Lagu Taagerayay Go’aanadii Dhawaan Ka Soo Baxay Maamulka Degmada Baydhabo ee UQeeemidda Shaqaalaysiinta Dadka Degaanka Ayaa Maanta Magaalada Baydhbao Waxaa Soo Qabanqaabiyay Dhalinyarada Degmada Baydhaho Iyo Kan…
Sawiro: Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Axmed Madoowe Nuunow Maxamed ayaa Daahfurey Shirka Wadatashiga Qorista Qorshaha Hormarinta KG
Baydhabo(WMN)_Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Axmed Madoowe Nuunow Maxamed ayaa Daahfurey Shirka Wadatashiga Qorista Qorshaha Hormarinta Koonfur Galbeed kaasi oo Muhiimadiisu ay tahay Hormarinta…
Sawiro: Tababarka ka jawaabida Maamul ee u qareemida ka qeybgalka Dumarka maanta Lagu Soo Xiray
Baydhabo(WMN)_Agaasimaha guud ee wasaaradda wasaaradda Arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Abdulahi Hassan ayaa Tababarka ka jawaabida Maamul ee u…
Sawiro: Kulanka Farsamo iyo Xog iswedaarsiga Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Dastuurka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Kan Dowlada Federaalka Somaaliya Oo Baydhabo Ka Furmay.
Baydhabo(WMN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Abdullahi Warsame Duufaan ayaa Daahfurey Kulanka Farsamo iyo Xog iswedaarsiga Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Dastuurka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Kan Dowlada…










