Waajid(WMN)_Madaxweynaha KG oo shaley soo gaarey degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta isaga iyo wafdigiisa degmada Waajid ka hergaliyeen Mashaariic Hormarineed Sida Dhalinyarada,Waxbarashada, Caafimaadka, Garsoorka Iyo Amniga. Madaxweyne Cabdicasiis…
ATEERA
Sawiro: Wasiirka Caafimaadka KG Oo Kormeeray Isbitaalka Beyhaaw Ee Magalada Baydhabo.
BAYDHABO(WMN)-Wasiir Mohamed Osman haji oo ah wasiirka Wasaaradda Caafimaad ka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa booqdey isbitaalka Baayhaaw ee Magaalada baydhowa oo ah isbitaalka 2aad gobolka baay oo adeegyo caafimaad bilaash…
Baydhabo(WMN)_21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta oo kale dowladdii Kacaanka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre dalka ka dhici jiray munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda…
Sawiro: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Bulshada Ugu Baaqay In ay Kala Shaqeyaan Hormarada Degmada Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Gadoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa maanta Tababar Usoo xirey Shaqaalaha Maamulka Dowladaha hoose ee Degmada Baydhabo si aqoontooda kor loogu qaado,…
Sawiro:Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi uu Hogaamineyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey.
Baydhabo(WMN)_Wafdi uu hogaaminaayo Safiirka Dowladda Saweden u fadhiya Soomaaliya Ambassadir Staffan Tillander ayaa maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweyay , Kusimaha…










