Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Caruur la sheegay in ay ku sumoomeen daawo direed ay cunneen. Saddex caruur ah ayaa geeriyootay ka dib markii ay cuneen daawo direed sidda…
ATEERA
Kulankaan oo ahaa mid u dhaxeeyey Wafdi isugu jira Wasiiro”Wasiiro kuxigeen Xildhibaano ka socday Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Maamulada Degmooyinka Gobolka Bakool iyo Hay’adaha Caalamiga iyo Kuwa Maxaliga ah…
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta Suudaan Sareeye Guud Xaatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa kala hadlay xaaladda maxaabiis Soomaaliyeed oo…
(SAWIRO) Wasiiro ka qeyb galay kulan looga hadlayay mashaariicda Bangiga Aduunka ee ka faa’iidaysiga biyaha
Kulanaka waxaa shir guddoominayya Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka tamarta iyo kheyradka biyaha, masuuliyiin ka socotay xafiiska Ra’isalwasaaraha, wasaaradda Qorsheynta iyo wakiilka…
Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Jubbaland Oo Taageeray Howlgalka MD Axmed Madoobe Uu Sheegay In Jubbooyinka Looga Saarayo Al-Shabaab
Kulan lagu taageerayey howl-galka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee ka dhanka ah Al-shabaab islamarkanaa dhawaan ka bilaabanaya degmooyinka gobolka Jubada dhexe ee gacanta Al-shabaab ku…










