Guddiga Farsamada & Maamul Dhisidda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta oo Jimce ah si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo…
ATEERA
Dhageyso: Kulanka gudoomiyaasha xaafadaha baydhabo oo looga hadlay wacyi galinta iyo kawada qeyb qaadashada hormarka iyo nadaafada baydhabo.
Baydhabo(WMN)_Kulan isbuucle ah oo ay iskugu imanayaan tobonka gudoomiye xafadeedka ee magalada baydhabo ayaa ayaa waxaa isbuucan waxaa looga hadlaayay wacyi galinta bulsho xafadeedka dardar galinta howlaha gudoomiyaasha iyo nadaafada…
Baydhabo(WMN)_Kulankan oo ay isugu yimaadeen Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed, gudoomiyaha golaha wakiilada koonfur galbeed iyo ku xigeenadiisa ayaa waxaa shir gudoomineyey Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Maxamed Xasan…
Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.
Galmudug(WMN)_Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug kaasoo ka kooban 15 xubnood. Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo…
Xildhibanada DFS Oo Maanta Kadoodaya Hindise Sharciyeedka Jaangoynta & Tayo Dhawrka.
Muqdisho(WMN)_Waxaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Xildhibaanada Golaha…
Gaalkacyo(WMN)_Madaxweynaha uu waqtigiisa dhamaaday ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa qaabilay qaar kamida ugaasyada beelaha dega kuwaas oo shalay galinkii dambe gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo uu…










