Diinsoor(WMN)_Wasaaradda Arrimaha gudaha koonfur galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor oo ka kooban 21 oo maalmahii ay ku howlayeen wasaaradaha arimaha gudaha Dowlada FS iyo koonfur…
ATEERA
Sawiro: Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Cabdullahi Xaamud Oo kormeer ku tagey Isbitaalka weyn ee Gobolka Baay.
Baydhabo(WMN)_Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Mudane Cabdullahi Xaamud ayaa Maanta kormeer ku tagey Isbitaalka weyn ee Gobolka Baay , waxana Kormeerka Ku wehlinaayay Wasiir kuxigeenka wasarada Caafimaadka KGS iyo…
Sawiro: Arnaud Laloum Wakiilada Qaramada madoobey uqaabilsan KG Oo Kahadlay Doorashada Xildhibaanada KG.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Mudane Abdukadir Sharif Sheekhuna Maye, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Mdoobey uqaabilsan Koonfur Galbeed Arnaud Laloum.…
SAWIRRO:Kormeeraha Waxbarashada gobolka Bakool oo booqday Iskuuladii dhawaan Manhajka cusub lagaarsiiyey
Xaruunta maxkamada degmada Xuddur ayaa masuuliyiinta maamulka iyo Ururad bulshada rayidka degmada xuddur iskaashanaya ayaa maantay ka qaybgalay dhismaha xaruunta maxkamada degmada Xuddur. Guddoomiyaha gobolka Bakool ,odayaasha dhaqanka iyo Ururada…
SAWIRRO:Kormeeraha Waxbarashada gobolka Bakool oo booqday Iskuuladii dhawaan Manhajka cusub lagaarsiiyey
Wasaaradda Waxbarashada Maamul Goboleedka Koofur galbeed iyo Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ayaa iska kashanaya dardar gelinta sidi loogu wacyigalin laha da’yarta aadista goobaha waxbarasha. Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada gobolka Bakool Cabdullaahi…
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo labadiisa ku-xigeen. Qabanqaabadii ugu dambeeysay ee Doorashada ayaa saakay siweyn…










