Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Xasan Macalin Axmed Biikole iyo Hay’adaha iyo NGO- yada ka shaqeeya Magaaladaas.…
Author
ATEERA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu waregto ku Magacaabey xilka Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose. Wareegtada ayaa lagu sheegay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM. Sidoo kale labada dhinac ayaa…










