Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa cambaareysey dilkii bishan 16-keedii loogu geystey wariye Cabdiweli Cali Xasan Degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal ka soo baxay safaarada ayaa lagu sheegey in…
Author
ATEERA
Dhageyso: Shrkii wasiirada Xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday Magaalada oo la soo gabagabeeyey.
written by ATEERA
Baydhabo(WMN)= Shir laba maalmood qaatay oo ay ku kulansanaayeen wasaarada xannaanada Xoolaha Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda dhexe ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo iyadoona laga soo saaray…
Dhageyso: `Agaasime Maxamed Cumar” Waa In Lahormariyaa Xoola Dhaqatada Soomaaliyeed.
written by ATEERA
Baydhabo(WMN)=Maxamed Cumar Nuur agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlada faderaalka soomaaliya oo u waramaayay warbaahinta warsanradio ayaa waxaa uu kahadlay shir labo maalin magaalada baydhabo ay…
Baaritaan Amni iyo dib u habeyn lagu sameeyay Shaqaalaha Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar
written by ATEERA
Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa maanta qabtay shir looga hadlayay Amniga Caasimadda iyo baaris lagu sameeyay Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Xarunta. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada…










