Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo…
ATEERA
Shalay Gelinkii hore ayey Magaalada Jowhar gaareen Wafdi ka socdo Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka,kaas oo ay hogaaminayso Kumishineer Khadiija Cosoble Cali,waxaana ay halkaasi ka bilaabeen kulamo kala duwan. Xubnaha…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona magacaabay kuwa kale oo cusub. Lafta Gareen…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Boqolaal dadweyne ah Masuuliyiin kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhawaysay garoonka Diyaaradaha ee…
Xukuumadda Soomaaliya oo Toddobaadka xorriyadda Xarigga ka jareysa Mashaariic horumarineed
Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in la weyneeyo xuska 60…
Sawiro: Ra’iisul Wasaare Khayre; Dadka Soomaaliyeed lagama adkaado, hiigsigooda kama tagaan, marka ugu dambeysana iyagaa guuleysanaya
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dib-u-dhis lagu sameeyay, ayaa caddeeyay in dadka iyo…










