Gudiga farsanada Madaxabanan ee Soo Xulista xildhibaanada barlamaanka 2aad ee DGKGS ayaa Shaaciyey Jadwalka iyo Habraaca ee soo xulista xildhibaanada DGKGS si loo dardar galiyo howlaha baaxadda leh ee horyaalla…
Author
ATEERA
Guddoomiyihii Hore Ee Ahlusunna Ugu Magacaawnaa Dhuusamareeb Iyo Xubno Kale Oo La Xiray
written by ATEERA
Wararka ka imaanay magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegay in halkaasi lagu xiray masuuliyiin ka tirsan Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo uu ku jiro guddoomiyihii hore ee ahlusunna ugu magacawnaa…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janeraal Muxudiin Axmed Muuse ayaa sheegay in ammaanka deegaannada kala duwan ee Maamulkaas aad loo adkeeyey,isla markaana Puntland ay ilaalineyso xaduudaheeda. Janeraal Muxudiin oo la hadlayay…










