Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed caqabada ka jirta kaliya ay ku hayaan Al-Shabaab,isla markaana degmooyin badan ay go’doomiyeen.…
Author
ATEERA
Sawiro: Goomiyaha Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo Magaalada Baydhabo lagu soo dhaweyey.
written by ATEERA
Gudoomiyaha Ururka isutaga suxufiyiinta soomaaliyeed Abaadir Cabdulqadir Cilmi ayaa gelankii dambe ee maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. Gudoomiyaha ayaa socodaalkisa waxaa ku wehelinayay Aamina Ladan Axmed iyo…
Dhageyso : Safiirka midowga Yurub ee Somaliya Niclos Barlaanga Oo Baydhabo Lagu Soo Dhaweeyay.
written by ATEERA
Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdikadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa Maanta Baydhabo kusoo dhaweyay Wafdiga uu hogaaminaayey Safiirka midowga Yurub ee Somaliya Niclos Barlaanga ayaa Waxaa ka mid ahaa Diblumaasiyiin…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha…










