Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Munaasabad ayaa waxaa goobjoog ahaa…
ATEERA
Dhageyso: Xildhibaano Iyo Wasiir Katirsan Maamulka KG Oo Baydhabo Kusoo Dhaweyeen Sheekh Xasan Waajidi.
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form] Sheekh Xasan waajidi oo ka mid ah Culimaa`udiinka Sida Weyn Loogu yaqaano degaanada koonfur galbeed…
Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Saraakiishii Ahlusunna Ee Lagu Wareejiyay Dowladda
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa kulan la qaatay saraakiishii Ahlusunna Waljamaaca ee dhawaan lagu wareejiyay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb. Kulanka ayaa Axmed…
Sawiro: Dhalinyarada Deg/ Qansax Dheere Oo Baaq Udireen Wasaarada Dhalinyarada KG.
Dhalanyarada Degmada Qansaxdhere Ee Gobolka Baay Ayaa Waxay Qabsadeen Kulan ay Uga tashanayeen Sidii Loo Hormarin Lahaa Dhalinyarada Degmadaasi. Godoomiyaha Dhalanyarada Degmada Qansaxdhere Mohomed Noor Shirfoow iyo Godoomiyaha Isboortiska Madjanay…
C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada hoose. Ujeedka safarka madaxweyne Lafta gareen ayaa lagu sheegay…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo dhismihiisa la soo gabagabeeyay. R/wasaraha iyo wafdigii uu hoggaaminaayey waxaa magaaladaasi…










