Dugsiga hoose iyo dhexe ee kaafiye ee magaalada baydhabo ayaa maanta xarunta iskuulka lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsinaayay ku dhawaad boqola ardey oo iskugu jireen wiilal iyo gabdho oo…
Author
ATEERA
Wafdi ay hogaamineyso wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumada Soomaaliya Marwo Fowziya Maxamed Sheekh ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Garoonka diyaaradaha ee…
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay , Taliyaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo…










