Haweeneydaan U dhalatay wadanka Ithopia oo Lagu magacaabo Ruza Abaara Lamaani waxay maanta Lawareegtay Guri lasheegay inay isku heysteen Nin Horey u qabay oo Mudo Sodon sano Deganayti Degmada Baydhaba…
Author
ATEERA
Sawiro: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan looga hadlayay Covid-19 la yeeshay mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga
written by ATEERA
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabsan saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku keeni karo maceeshadda dalka…
Dhageyso: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay go’aamo la xiriira waxbarashada sanad dugsiyeedka 2019/2020.
written by ATEERA
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano ku saabsan dhinaca Waxbarashada,dugsiyada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay ka hortagga Cudurka Dilaaga ee Coronavirus. War-Saxaafadeed kasoo…










