Xudur(WMN) Xasan Cali Dheere waxaa uu ku nool yahay Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool, waxaa uu keligiisa Degmada Xudur kaga degnaa hal qol yar oo ka sameysan geedo, bacooyin…
Author
ATEERA
Dhageyso: Masuulin Katirsan Dowlada Goboleedka Kg Oo Kahadleen Xaaladaha Xili Robeedkaani Ay Ku Nool Yihiin Barkacyaasha Degmada Baydhabo
written by ATEERA
Madaxa Arrimaha Xalka waara iyo Hormarinta Magaalooyinka Wasaarada Qorsheynta ee koonfur galbeed Abdullahi Ali Watiin, Gudoomiye kuxigeenka Maamulka Degmada Baydhabo Yuusuf Barre, Gudoomiyaha Hay’ada Brakacyaasha iyo Qaxootiga Abdikadir Ali Watiin…
Sawiro: Ciidamada AMISOM oo heleen gadiid cusub oo ka shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa awooda Ciidamada.
written by ATEERA
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Lieutenant General Tigabu Yilma, ayaa sheegaya in awooda howlgalada ciidamadiisa iyo awoodooda ay ku fulinayaan howlgalada ka dhanka ah cadowga ay wali…










