Dhalanyarada Degmada Qansaxdhere Ee Gobolka Baay Ayaa Waxay Qabsadeen Kulan ay Uga tashanayeen Sidii Loo Hormarin Lahaa Dhalinyarada Degmadaasi.
Godoomiyaha Dhalanyarada Degmada Qansaxdhere Mohomed Noor Shirfoow iyo Godoomiyaha Isboortiska Madjanay Nuur Abdi (Waa Buuwaa) ayey Waxaana Inta Badan Kulanka Xooga Lagu Saaray hormarinta Isbuurtiska.
Maamulka Dhalinyarada Degmada Qansax Dheere Ayaa Waxay Baaq Udireen Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Wasiir Cali Dhuux In Garoonta Kubada Cagta Degmada Dib Udhis Lagu Sameeyo Dhalinyaradana Ay Helaan Xaquuqdooda.