Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi u xil-saaranqaban-qaabada xuska sanad guurada 60-aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26ka June iyo 1da July. Wasiirka warfaafinta, Maxamad Cabdi Xayir…
ATEERA
Sawiro: Masuulin Katirsan Wasaarada Waxbarashada KG Oo Kormereen Iskuulada Qaar Ee Magalada Baydhabo.
Baydhabo_(WMN) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee KGS Jabriil Maxamuud Aadan iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeeray iskuulada kuyaala Magalada Baydhabo kormeer kaasoo u jeedkiisu…
Aqriso: Wasaarada xoolaha Kg Oo Baydhabo Kuqabatay Kulan Lagu Wacyigalinaayo Xoola Dhaqatada Kusugan Degaanada Katirsan Baydhabo.
Baydhabo(WMN)_ Wasaarada xanaanada xoolaha dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa waxaa maanta magalada baydhabo ka furtay kulan lagu wacyi galinaayo dadka xoola dhaqatada ah ee kusugan degaanada ay hoos tagaan magalada baydhabo.…
Aqriso: Liiska Xubnaha Xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey.
Diinsoor(WMN)_ Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay shaacisey liiska Xubnaha ay ka koobnaan doonaan Golaha deegaanka degmada…
Aqriso: Kulankii Isbuuclaha ahaa Ee Wasaarada Amniga KG Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Degaanada KG.
Baydhabo(WMN)_ Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka baay lagu qabtey kulankii isbuuclaha ahaa ee isugu imanayeen laamaha Amniga degaanada konfur galbeed, waxana shir gudoominaayey wasiiraka wasaarada Aminga gudaaha dowlad goboleedka koonfur galbeed…
Baydhabo(WMN)-Maamulka Degmada Baydhabo, laamaha dowlada hoose ee Baydhabo iyo gudoomiyaasha tobanka xaafadood ee Degmada Baydhabo ayaa waxay kordhiyeen shaqooyinkii ay horey kaqabanayeen taasi oo ah soo celinta nadaafada iyo bilicda…










