Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud…
Author
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha jamuuriyda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo gargaarka degdegga ah ee hay’adda OCHA Martin Griffiths. Madaxweynaha…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaan ka qeyb geli doonin aaska Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soofiyeeti, sida uu xaqiijiyay Kremlin-ka. Afhayeenkiisa Dmitry Peskov ayaa sheegay in jadwalka shaqada…










