Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS,Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyey dalka Koonfur Afrika. Shirkan oo socday…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Dowlada Jarmalka ayaa ogolaatay inuu magdhaw siiyo qoysaska ciyaartoy u dhashay dalka Israel oo la dilay xilli ay ka qayb-gelayeen ciyaarihii olombikada ee ka dhacay dalka Jarmalka sannadkii 1972-kii.…
Baydhabo-{WMN}- Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ganacsatada & Jaaliyadda Koonfur Afrika uga baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha.
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo Gudoonka Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magalada Johannesburg ee…
Axmed Madoobe oo Si gaar ah Talo ugu Soo jeediyay Dadka Reer Hiiraan,kadib Xasuuqii maanta dhacay
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay inaan laga niyadjabin dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab kadib xasuuqii ay kooxdaan dad shacab ah ugu geysatay duleedka…









