Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Salah Jama, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre. Kulanka dhax…
Koofur Galbeed Oo ka hadashay Sababaha Xiriirka Ay Ugu Jaraan wasaarada maaliyada somaalia
Baydhabo-{WMN}- Wasiirrada Maaliyadda ee dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya. Maamulka Koofur…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magcaabay ergey cusub oo u qaabilsanaan doona dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga, iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha shidaalka iyo gaasta. Qoraal ka…
Baydhabo-{WMN}- Waxaa manta lagu wadaa in Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ka furmo Shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh…










