Baydhabo-{WMN}- Japan ayaa Sabtida maanta ah ballan qaadday 30 bilyan oo doolar oo gargaar loogu talagalay horumarinta qaaradda Afrika, iyadoo sheegtay in ay doonayso in ay si dhow ula…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay kulan casho ah oo loogu sameeyay Madaxtooyada DG Puntland kaddib kulamo uu la qaatay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Siciid Cabdullaahi Deni & Ku…
Baydhabo-{WMN}-Ruushka ayaa markale gantaallo iyo madaafiic ku garaacay meel u dhow wershedda tamarta Nukliyeerka ee ee dalka Ukraine, waxaana masuuliyiinta dalka Ukraine ay sheegayaan inuu weerarkaasi geystay khasaare xooggan, iyaga…
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Goordhow Gaalkacyo lagu dilay Wiilka Magacaabi jiray Cabdi mahad Cabdullaahi Maxamed ayaa goobjoogayaal sheegeen in uu ku Shaqeysan jiray Mooto Bajaaj, hayeeshee dilka uu yimid kadib markii ay wada…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka…










