Madaxii hore ee arrimaha amniga u qaabilsanaa shabakadda Twitter-ka oo dhowaan shaqada laga eryey, ayaa shirkaddaas ku eedeeyey inay khatar ku hayso xogta gaarka ah ee macaamiisheeda isticmaalka shirkada oo…
ATEERA
Wasiirka Gaashaandhiga XfS & Taliyaha Ciidanka xoogga oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Dhiiragalin u sameeyay Ciidanka Dib u xoreenta Degaanada Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiinta ayaa Ciidamada…
Ukraine ayaa maanta u dabaaldegaysa maalinta xorriyada, xilli baqdin badani ay jirto
Baydhabo-{WMN}-Ukraine ayaa maanta u dabaaldegaysa maalinta xorriyada, xilli maanta sidoo kale ay lix bilood ku buuxdo, markii Ruushku uu weeraray dalkaasi. Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa shacabkiisa ugu baaqay feejignaan,…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh ee shacabka Soomaaliyeed ay ka sugayaan Xukuumadda…
Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in safaro kala gooni gooni ah ay Magaalada Muqdisho uga ambabaxaan wafdiyo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha…










