Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Maamulka Taliban ayaa sheegay inaysan helin meydka hoggaamiyahii Al-Qaacida oo dhimashadiisa ay xaqiijiyeen Mareykanka bishii hore. Afhayeen u hadlay kooxdan maamusha dalka Afghanistan, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in ilaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la yeelanaya Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday Magalada garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi ka bilaabaya kulamo looga hadlayo arrimo badan. Madaxweynaha ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada soomaliya Xamse Cabdi barre oo gaaray magaalada WadankaTunuusiya
Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo shalay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa i diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Tunis ee caasimadda waddanka…
Sawiro:-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada DGKGS Maxamed Abdiraxiin Nuur ayaa maanta si Rasmi ah ula wareegey Xilka Wasaaradda .
Baydhabo-{WMN}-Munasabaad u xilka kula Wareegaayo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Soomaaliya Maxamed Cabdiraxiin Nuur oo Maanta luugu qabtay Magalaada Baydhaabo ee xaruunta Gobaalka baay Musabadaa xil wareejinta waxa…










