Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada,…
ATEERA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay qaar kamid ah Cullimada somaliyeed
Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya XFS Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo hogaaminayay Matalayaal ka socday Culimada Soomaaliyeed. Inta uu…
Dowladda Soomaaliya oo Hay’ad Caalami ah oo kala hadashay gurmadka Abaaraha ee Dalka
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda SODMA Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Mercy Corps Tijada…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Gaashadhiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Odowaa Yuusuf Raage & Saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliyeed ayaa kormeeray Fadhiyada kala duwan…
Dowladda Qatar ayaa ballanqaaday inay Gar Gaar Caafimaad ufidinayso dhaawacyadii weerarkii ka dhacay Magaalada MuqdishoXayaat
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay tan iyo doorashadiisii khadka taleefanka kula hadlay Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Xamad. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in hoggaamiyaha Qatar uu…
Xeerbeegti Maraykan ah ayaa dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020. Kuwaas oo doonayey inay afduubaan Guddoomiyaha,…










