Maalintii sedaxaad ayuu galey tababar looga hadlaayey tilmaamaha farsamooyinka biyaha iyo nadaafadda guud ahaan gobolada dalka.Tababarka ayaa waxaa gacan ka wada geystey wasaaradda tamarta DFS, Hay’adda Unicef, waxaana qaban qaabadeeda…
ATEERA
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aada, ayaa maanta furay kulan wada-tashi ah oo loogga hadlaayey Wada-hadalka Dawladda iyo Ganacsiyada Gaarka ah ee iskaashatooyinka iyo…
SAWIRRO: kulan ku saabsan Faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Biyaha KG oo ka dhacey Baydhabo.
Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaaradda Tamarta Kg, qaar kamid ah agaasimiyaasha wasaaradaha Kg, gudoomiyaha guddiga Barkacyaasha iyo qoxootiga KG, maamulada gobolka baay iyo midka Degmada Baydhabo iyo hay’adaha…
Sawirro: Wasaaradda Arimaha Gudaha Kg oo Degmada Xudur ku qabatey Kulan wada tashi ah.
Xubno kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS oo uu hoggaaminaayo Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mudane Mustaf Adaf ayaa bilaabay kulamo wadatashi ah…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa la wadaagay David…
Baydhabo-{WMN}-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishio. Ajendaha koowaad ee kulanka Xildhibaanada…









