Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Yasin Abdullahi ayaa Gudoomiyey Shirka Isku Duwida Howlaha Askarayta Caruurta iyo Caruurta ay saameysay Colaadaha Ee Dalka Ka Jiro…
Author
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Amiir Charles ayaa la wareegay kursiga boqortooyada UK xilli ay da’diisu tahay 73 jir sida lagu sheegay war ka soo baxay qasriga boqortooyada. Charles ayaa illaa caruurnimadiisii loo diyaarinayey inuu…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka wuxuu ka tacsiyadeeyey Xukuumadda iyo shacabka dalka Britain geerida ku timi boqoraddii dalkaas Queen Elizabeth II. “Aniga…
Madaxweyne Somalia Xasan shiiq Oo Khadka Telefoonka kula hadalay dhigiisa Dalka masar
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar, C/Fataax El-Sisi Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay inta uu socday xoojinta xiriirka…










