Baydhabo-{WMN}- Waxaa wada-hadallo hoose ay u bilaawdeen dhinacyada ku dagaalamaya Waqooyiga Itoobiya ee dowladda Itoobiya & Xoogagga Tigreega, kuwaas oo dib u bilaawday kadib shan bilood oo xabbad joojin aheyd.…
Author
ATEERA
kulanka maanta ee Baarlamaanka Dowlad goboledka Galmudug iyo qodobada looga hadlayo
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Waxaa maanta maanta kulan ku leh xarruuntooda magaalada Dhuusamareeb Baarlamaanka Galmudug, sida ay shaaciyeen Guddoonka Baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaa ah sidii baarlamaanka loo horkeeni lahaa Qorshaha dib u eegista Dastuurka…
Sawiro;- Howlgal Laga Sameeyey Inta U Dhaxeeysa Baydhabo Iyo Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Howlgalkan uu Horkacayey Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Mudane Maxamed Isaaq Care Case Ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed Soomaliya ayaa Howlgal Ka Sameeyey gaar ahaan Ciidamada Ka Sugan Degmada…
Baydhabo-{WMN}- Ciidanka Millateriga Soomaaliya ayaa la wareegay degaanno hor leh oo ka kala tirsan Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Gobolka Hiiraan, Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kooxda Macawislayda ay la wareegeen…










