Baydhabo-{WMN}- Naxashka Boqorad Elizabeth II ayaa la gaarsiiyey Edinburg ka dib safar lix saacadood qaatay oo ka soo billowday Balmoral. Dad baroordiiqaya ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi markii gawaarida…
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Waxaa Maalintii labaad galay Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Xamse & Madaxweynayaasha maamul goboledka dalka oo ka socda muqdisho Shirka oo shalay…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalayo munaadabadda dhaarta iyo caleema saarka…
Baydhabo-{WMN}-Iran ayaa muujisay inay diyaar u tahay inay la shaqayso hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan korjoogtaynta arrimaha Nukliyeerka ee loosoo gaabiyo IAEA, iyada oo sheegtay inuu dalkeeda saaran yahay waajibaadyo…
Hogaamiyha mucaaradka kenya Raila Odinga oo diiday inuu manta ka qeyb galo caleema-saarka William Ruto
Baydhabo-{WMN}- Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday inuu kasoo qeyb galo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo maanta ka dhaceysa garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi,…
Faah faahino laga heleyo Rasaas ay fureen Ciidamo katirsan Kumandooska DANAB oo dhimasho iyo dhawac ka dhashay
Baydhabo-{WMN}- Wararka ka imanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB xilli ay marayeen duledka Magaalada…










