Baydhabo-{WMN}- Si guud xeerka ciqaabtu (Criminal Law) waxaa uu tilmaamaa dhammaan Xeerarka Ciqaabta ee loo dejiyo si loo dhowro loona joogteeyo bedqabka Nolosha Muwaadiniinta, xeerarkaas ciqaabta ee la dejiyo waxa…
Author
ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal culus oo ay xalay ciidamada Xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalkan ayaa waxaa…
Baydhabo-{WMN}- Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa…
Baydhabo-{WMN}- Gaari ay saarnaayeen Ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne ayaa lagu qarxiyey Xaafada xaawo Taako gaar ahaan laanta nuurxawaad ee Magaalada Baladweyne. Ciidamada qaraxa uu la kacay ayaa waxaa ay ahaayeen…









