Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa oo ay xubno ka yihiin 193 dowladood,…
Author
ATEERA
Guddoomiye gollaha shacbka Oo Ka tacsiyeye Geeri ku timid Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Shacabka BFS
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabaka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo…
Madaxwenaha Somalia Xassan Sheekh oo ka qeyb-galay shirka 77-aad ee Qaramada Midoobey
written by ATEERA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni…










