Baydhabo-{WMN}-Maamulka Ukraine ayaa helay goob xabaal wadareed ah oo u dhow magaalada dib loo qabsaday ee waqooyi bari oo ay hore u qabsadeen ciidamada Ruushka, sida uu ku dhawaaqay madaxweyne…
Author
ATEERA
Madaxweynaha JFS & Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo kawada hadlay xoojinta xiriirka Amni, la dagaalanka Al-Shabaab & taageerada Washington ee Soomaaliya.
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}- Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Magaalada Washington waxaa ku kulmay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud & Xogyahaha Difaaca Dalkaas Lloyd James Austin oo kawada hadlay xoojinta xiriirka Amni, nabadda…
Madaxweyne Xasan Sheekh & xoghaye Blinken oo ka wada hadlay wax ka qabashada arrimaha bini’aadanimada
written by ATEERA
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken iyo ku xigeenkiisa Victoria Nuland. xoghaye Blinken oo qoraal…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Itoobiya Madaxweyne Kenyatta ayaa horay ugu…










