Sacuudi Carabiya ayaa ka fakareysa halkii ay u weecin lahayd malaayiin barmiil oo saliid cayriin ah, oo saran maraakiib saliidda qaada oo ku wajahan Mareykanka, haddii madaxweyne Trump uu mamnuuco…
Author
HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa xusay fadliga Bishan barakeysan iyo…
Madaxweyne Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Jabuuti iyo Amiirka Qatar
written by HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iska xog wareystay hannaanka iskaashiga labada dal ee walaalaha ah…










