Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish oo degmada Boondheere kula hadlay Dadweyne Banaanbax dhigayay ayaa sheegay in uu ka xun yahay dadkii Shacabka ahaa ee xalay lagu dilay Muqdisho.…
Author
HAJI
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada Maaliyada Maamul Goboleedyada dalka, iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta yeeshay kulan Mareegta Internet-ka ah. Kulanka ayaa inta uu…
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 62 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa…










