Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jara’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay xayiraadii Sacuudiga ka qaaday Xoolaha Soomaaliya ee…
Author
HAJI
DF oo ku dhowaaqday go’aan la xiriir Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda ee Masaajidada
written by HAJI
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in la mamnuucay in salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda lagu tukado masaajidada magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Culumada Soomaaliyeed ayaa lagu…
Wasaaradda Aw-qaafta iyo culimada Muqdisho oo bulshada ugu baaqay in ay taraawiixda iyo cishaha guryahooda ku tukadaan
written by HAJI
Wasiirka wasaaradda Aw-qaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xasan, wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi iyo qaar kamid ah culimada Magaalada Muqdisho ayaa waxey maanta yeesheen kulan looga hadlayay sidii…










