War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay inay xanuunka la qeybsanayaan qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee lagu dilay magaalada Muqdisho,…
Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu Ra’iisal…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay cabai ku saabsan fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle. Dadka ku nool…
Wasaaradda Caafimaadka ee Itoobiya ayaa sheegtay illaa iyo hadda in 41 bukaan ay ka soo kabsadeen cudurka ‘coronavirus’ (COVID-19). Shalay oo kaliya 12 bukaan COVID-19 ayaa soo kabsaday, sida ay…
Warbixinta maalinlaha leh ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay kordheen dadka u geeriyooday cudurka Coronavirus iyo kiisaska cusub ee dalka laga diiwaan geliyey, xiili ay u muuqato in…
Ciidamada ammaanka ayaa maqribnimadii hore ee caawa degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ku toogtay laba nin oo hubeysnaa, kuwaas oo la rumeysan yahay inay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Inta aysan…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in xalay oo kaliya ay sagaal qof ku geeriyoodeen isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, oo ah halka lagu hayo dadka qaba cudurka COVID-19. Qoraal ay…