Shacabka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da’een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay daadadkii ku rogmaday Xaafado ka tirsan Magaalada Khardho ee Xarunta Gobolka ay Puntland u taqaano Karkaar. Ciidamada Qeybta Booliska…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeyay Madaxda Maamulka Hirshabeelle ee sababay in saacadihii la soo dhaafay in magaalada Jowhar gasho xaalad kacsanaan siyaasadeed,…
Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa uga digay waddamada Afrika in ay adeegsadaan awood xad dhaaf ah inta lagu jiro aafada Covid-19. Hay’addu waxay ku boorrisay dawladaha inay aqoonsadaan…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ee K/ Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay tiro dad ah oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la dhigay isbitaalka guud, magaalada Baraawe…
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Baay waxaa maanta dhaq dhaqaaq ciidan oo aad u xoogan laga dareemayaa gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed…
Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho ayaa ku baaqay in wadajir loogu…