Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Qardho u fasaxay $1 milyan oo dollarka Maraykanka ah taas oo wax looga qabanayo dhibaatadii ka dhalatey fatahaadii roobabku sababeen.…
HAJI
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehliyaan Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo Sheekh Daahir oo labaduba kamid ahaa xubnihii isbaheeysiga isbadaldoonka Jubbaland ee dhawaan heshiiska ku gaaray…
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay dowlad gobaleedka Hirshabeelle si ay awood ugu yeelato la tacaalidda…
Xukuumadda iyo Beesha Caalamka oo shir heerkiisu sarreeyo ku yeeshay qadka la iska arko
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo Mareykanka, ayaa qadka iska aragto ee Mareegta Internet-ka ku yeeshay…
Maamulka Puntland ayaa xaqiijisay bukaankii u horeeyay ee deegaanada Puntland u geeriyooday cudurka Coronavirus, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka maamulkaas. Sida ay wasaaraddu sheegtay marxuumka ayaa la sheegay in 21…
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal ku saabsan hambalyada Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan,…









