Li Wenliang, oo ah dhakhtar caafimaad isla markaana ka mid ahaa sideeddii qof ee ugu horreeyay ee dadweynaha uga diga cudurka coronavirus-ka, ayaa u dhintay xalay fiidkii cudurkaas, taasoo dhalisay…
HAJI
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci ee kaga aaddanaa dhaqan galkiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi…
Wafdi uu hogagaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay gaaren degmada Ceelbarde oo ka tirsan gobolka Bakool,halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga…
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa saxiixey heshiis ku saabsan wanaajinta iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka. Kulanka heshiiska oo ka…










