Dowlada Turkiga ayaa xaqiijisay in 33 askari looga dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay habeenimadii Khamiista ciidamada dowlada Siiriya la beegsadeen gobalka Idlib ee waqooyi-bari wadanka Siiriya. Ciidamada Siiriya…
Author
HAJI
Wasiirka Arrimaha dibadda, iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Gaaray magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Wafdiga wasiirka Waxaana garoon-ka diyaaradaha ee magaladaasi Khaartuum…
Waxaa Goordhow gaarey degmada Diinsoor ee Gobolka Baay wafdi uu hogagaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen), iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Diinsoor…
Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay ku aaseen miinooyin aad u badan Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka dhulka,…










