Waxaa Maanta xal laga gaarey khilaaf dhinaca Maamulka Gobolka Hiiraan ah oo saddexdii todobaad ee la soo dhaafay ka taagnaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kaas oo u dhaxeeyey Guddoomiyihii…
HAJI
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib u dhac doorasho sababo laxiriira Cudurka Coronavirus,hayeeshee Guddiga ayaa…
Ciidamada DF oo billaabay howl-gal ka dhan ah halis ay Al-Shabaab ka qorsheeyeen Janaale iyo Marka
Ciidamada dowladda ayaa billaabay howl-galo ka dhan ah qorshayaasha Al-Shabaab ee ay miinooyinka ugu aaseen wadada xiriirisa deegaanada Janaale iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galkan oo lagu bur-burinayey Miinooyinka…
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar…
Dhageyso: Wasiirka Wasaaradda awqaafta koonfur galbeed oo corona viruse uga digay bulshadda KGS
Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo armaha diinta koonfurgalbeed soomaaliya mudane cabdulaahi cabduraxmaan ibraahim Baardheere ayaa bulshada koonfur galbeed ugu baaqay inay kadigtoonaadaan aynna kahortagaan halista iyo faafitaanka cudurkan safmareenka ah ee…









