Mareykanka ayaa weli ku jira xaaladii ugu xumeyd ee soo wajhda taariikhda, kaddib markii uu si weyn u saameeyay Cudurka Coronavirus, iyadoo 24-kii saac ee la soo dhaafay ay u…
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo uu watay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ay si nabad kula wareegeen xarunta Maamulka magaalada Beledweyne, halkaasoo horay uga sugnaa…
Twenty more people have tested positive for COVID-19 in Somalia bringing to 80 confirmed cases in the Horn of Africa nation. The Somalia COVID19 agency which recently took charge of…
Saddex bukaan oo u jiifay cudurka Coronavirus ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo warbixin cusub soo saartay. Waa tiradii ugu badnayn ee hal maalin…
Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa waxa ay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee gobalka Jubbada hoose ku toogteen 6 qof oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin la shaqeynaysay dowladda federaalka…