Hay’adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran. War qoraal ah…
Author
HAJI
Dowladd Goboleedka HirShabelle waxay Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle, waxaana warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare lagu yiri. “Duulimaad gaar ah…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dagaalameen duleedka magaalada Dangoronyo, gaar ahaan Agagaarka deegaanka Dalsan,waxaana la sheegay in dagaalkooda uu sababay khasaaro dhimasho…










