Dowladda Kenya ayaa dalbatay baaritaan dhab ah oo ku saabsan diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale, taasoo warar kala duwan oo soo baxaya ay sheegayaan in la soo riday. Qoraal…
Author
HAJI
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka
written by HAJI
Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Dowlad goboleedyadaya Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka…
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaaanka Koonfur Galbeed. Allaha u naxariistee Xildhibaanka geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray…









