Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan golaha kongareeska Maraykanka ayaa hogaamineysa toddobo wakiil oo Dimoqraadi ah, oo saxiixay warqad taliska ciidanka Maraykanka looga dalbanayo inay sharaxaan farqiga u dhaxeeya khasaaraha rayidka…
HAJI
Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyadeeyay
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Hindiya ku geeriyooday wasiirkii waxbarashada maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Marxuumka ayaa…
Wasaaradda Waxbarashada oo Soo saartay War-saxaafadeed Ku Saabsan Imtixaanka Shahaadiga ah
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta kulan habka adeegga casriga ah ee Internetka ku yeeshay kulan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada-hadalo dhinaca qadka taleefonka ah uu la yeeshay Madaxwenaha dalka Ciraaq Barham Saalix,iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Madaxweyne Farmaajo Farmaajo qoraal…
Masuul katirsan Puntland oo u geeriyooday cudurka Coronavirus & MD Denni oo katacsiyadeeyay
Kormeerihii waxbarashada gobolka Nugaal ee dowlad goboledka Puntland Cumar Guure ayaa maanta u geeriyooday cudurka Coronavirus, sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen masuuliyiin latirsan Puntland. Masuulkaan ayaa maalmihii ugu dambeeyay…
Wasiir ka tirsan Maamulka Hir-shabeelle oo geeriyooday iyo MD waare oo ka tacsiyadeeyay
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ku geriyooday wasiirkii hubka dhigsta dhaqan-celinya maleeshiyaadka ee maamulkaas. Axmed Cumar Gaaboow ayaa ahaa wasiir iyo xildhibaan ka tirsan maamulka…










