Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay inay hayaan caddeymo muujinaya in Coronavirus lagu soo unkay sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha. Magaalada Wuhan ayaa aheyd halkii…
Author
HAJI
Taliska ciiddanka milatariga Soomaaliya oo sheegay inay fashiliyeen weerar Al-shabaab kusoo qaadeen Ceel-Saliini iyo Bariire
written by HAJI
Taliska ciiddanka milatariga Soomaaliya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar kooxda Al-shabaab kusoo qaadeen degaanada Ceel-Salini & Bariire ee gobolka Shabeelada Hoose. Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta twitterka ee ciiddanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogaan ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo dhinaca qadka taleedonka ah,iyaga oo ka wada hadley Arrimo dhowr ah. Madaxweyne Farmaajo…










