Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kooxo ku hubeysan Bastoolado oo Askari ka tirsan Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ku dilay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Dad ku…
Author
HAJI
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaarsiinayso Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa farriin ku saabsan maalinta caalamiga ee Xoriyadda Saxaafadda soo saaray, isagoo ugu hambalyeeyay saxaafadda Soomaaliya doorkooda ku aadan inay sawir muhiim ka bixiyaan…










