Waxaa xalay saqdii dhexe dagaal geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu Ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray duleedka Galbeed ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka…
Author
HAJI
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Xarunta gobolka Banaadir kulan kula qaatay ururka iskaashatada gaadiidleyda kaas oo ujeedkiisu ahaa dhaqangalinta awaamiirta la xariirta…
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa shaaca ka qaaday inuu sida ugu dhaqsiyaha badan uu ula kulmi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaai Farmaajo. Madaxweyne Erdogan ayaa waxaa…
Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug
written by HAJI
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey gurmad deg-deg ah oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaarsiinayso Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug,…









