Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da Silva, ayaa wajahaya marxalad siyaasadeed oo muhiim ah, isaga oo doonaya in mar kale loo doorto hoggaaminta dalkaas Koonfurta Ameerika, kaddib markii maamulkiisu diiradda…
HAJI
Dowladda Soomaaliya oo Laftagareen iyo General Shubka ku dartay liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab.
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab. Dadka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed oo Cali Gaab u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Berdaale.
Baydhabo – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ibraahim Aadan Cali (Najah), ayaa Cali Salaad Maxamed, oo loo yaqaan Cali Gaab, u…
Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeed cusub.
Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise-sha rciyeedka dembiyada kufsiga iyo anshax-xumadaQoray Aadan SooyaalOktoobar 14, 20 261 daqiiqo akhrisvisibility246Golaha Shacabka o o ansixiyay hindise-sharciyeedka dembiyada kufsiga iyo anshax-xumada )-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyey jadwalka doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa shaaciyey jadwalka taariikhda qabashada doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddigu waxa uu sheegay…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay George Conway, Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadannimada Soomaaliya iyo Crispen Rukasha oo ah Madaxa Xafiiska UN OCHA…










